Waqtiga loo qabtay magangalyodoonka oo doo dhaw. Dawlada ayaa siisay magangalyodoonka ilaa Oct 1 deeda inay si rasmiya ugu codsadaan sharci in la siiyo ama haddii kale la tarxiilayo.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

