In ka badan 100 luqadaha dadka dalka loogu yimid ayaa Australia oo dhan hadda looga hadlaa. Qaarkood dad aad U tiro yar ayaa ku hadla, intooda badana waxay qatar ugu jiraan inay gabi ahaanba suulaan. #FederalElection2025
Luqadaha kala duwan ee bulshada dalka loogu yimid
Share





