Little girl getting her teeth cleaned at the dentist Credit: Lisa Wiltse/Getty ImagesUrurka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah. Dhanka kale, ururrada caafimaadka Aborijin-ka waxay sheegayaan in wacyigelintu aysan ahayn caqabad kaliya ee heysata bulshada First Nations iyo kuwa dhaqammada iyo afafka kala duwan leh
Published
By Sydney Lang, Deborah Groarke
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode content
Share this with family and friends
Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah. Dhanka kale, ururrada caafimaadka Aborijin-ka waxay sheegayaan in wacyigelintu aysan ahayn caqabad kaliya ee heysata bulshada First Nations iyo kuwa dhaqammada iyo afafka kala duwan leh