Isbadalka cusub ee dhalashada ayaa caqabado hor yaalaan kadib markii gudi baarlamaan uu dibu eegay. Senatoro madaxbanaan ayaa muujiyay inaysan sida uu hada yahay isbadalkan ugu codaynayn.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

