Nooc cusub oo Omicron ah oo laga helay Australia

เจ้าหน้าที่สาธารณสุขใส่ถุงมือถือหลอดตัวอย่างเชื้อโอมิครอน Source: Moment RF
Kayskii ugu horeeyay ee faracan Omicronka BA.2 ayaa markii ugu horeeyay laga helay Australia bishii December sanadkii la soo dhaafay. Waxaa laga helay bukaan reer Queensland ah.
Share