Saameynta xabsigu ku yeesho dhallinta First Nations iyo baaritaan lagu samaynayo

DARWIN YOUTH DETENTION

A security fence at the perimeter of the newly completed youth prison facility in Darwin, Tuesday, July 23, 2024. (AAP Image/(A)manda Parkinson) NO ARCHIVING Source: AAP / (A)MANDA PARKINSON/AAPIMAGE

Dowlad-goboleedyada hoos yimaada Australia ayaa waajihi doona baaritaan baarlamaan oo ku saabsan natiijooyinka iyo saameynta xarigga dhalinyarada. Waxaa kale oo il gaar ah lagu eegi doonaa, sababta carruurta ka soo jeedda First Nations, si xad-dhaaf ah loogu xiro xabsiyada.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now