Sannad-guuradii 80aad ee bumbadii atomig-ga ee lagu ridey Hiroshima

Siddeetan sano ayaa laga joogaa markii uu Mareykanku magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee waddanka Japan ku ridey bombooyin atomig ah intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka. Burburkii magaalooyinkaas ka dibna waxaa bilaabmay tartan dhinaca hubka nukliyeerka ah.
Share