SBS ayaa 7 luqadood oo cusub ku dartay adeegan Idaacada
SBS Source: SBS
SBS ayaa 7 luqadood oo cusub ku dartay adeegan Idaacada halka kuwo kale la joojiyay kadib dibueegid lagu sameeyay adeegyada Idaacada SBS. Isbadalkan ayaa looga danleeyahay inay ka turjunto baahiyaha isbadbadalaya ee bulshooyinka Australia ee maanta.
Share