Credit: SBS/Vrishali JainBooliska Victoria ayaa weli raadinaya ninkii lagu eedeeyey inuu dilay labo askari oo booliis ah. Dowladda Queensland oo ogaatey dad mushahar badan qaata qaarkoodna leeyihiin hanti guri oo weli ku jira guryaha dowladda ee loogu talo galay bulshada dan-yarta ah.
Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Booliska Victoria ayaa weli raadinaya ninkii lagu eedeeyey inuu dilay labo askari oo booliis ah. Dowladda Queensland oo ogaatey dad mushahar badan qaata qaarkoodna leeyihiin hanti guri oo weli ku jira guryaha dowladda ee loogu talo galay bulshada dan-yarta ah.