Wareysi uu siiyey Idaacada SBS Somali Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa ayaa waxa uu sheegay in 17ka Bihs November Sanadkan ay dhicidoonto Doorashada Madaxweyne ee Maamulka Koonfur Galbeed
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Published
By Ibrahim Mohamed
Source: SBS
Share this with family and friends


