Booqashadii madaxweynaha Soomaaliya ee Masar
Garowe Online Source: Garowe Online
Madaxweynaha Soomaliya Mohamed Farmaajo ayaa kasoo laabtay safar uu ku tagay Masar wuxuuna shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho. Wuxuu wariyayaasha u sheegay muhiimada kulan uu la qaatay madaxweynaha Masar Al Sisi
Share