Khilaafka dalalka Khaliijka ayaa kala qaybiyay dawlada federalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.
SBS BRAND 2011 Source: YouTube
Khilaafka dalalka Khaliijka ayaa kala qaybiyay dawlada federalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Laakiin dawlada federalka ayaa ku adkaysanaysa in dastuurku dhigayo in dawlada federalka oo kaliya ay ka hadli karto arimha dibada.
Share