Dibadbaxyo rabshado wata oo u dhexeeya kooxo kasoo horjeeda qaxootiga iyo kuwo la dagaalama kooxaha Fashiistaha ayaa Melbourne ka dhacay. Ilaa 400 askar boolis ah ayaa la geeyay si ay u xakameeyaan iskudhacan u danbeeyay oo ka dhacay bartamaha magaalada Melbourne.
Share




