Waajibaadka aabayaasha marka qoysku kala tago

Source: SBS
Waajibaad ayaa ka saaran caruurta marka labada waalid ay kala tagaan, gaar ahaan aabaha inuu bixiyo qarashka ku baxa korinta caruurta. Arimahaas ayaan ka waraysanay Sheekh Ciise Muuse.
Share
Source: SBS