Warka SBS Somali - 14 July 2025

Source: SBS / sbs news
Olole wacyi-gelin ku saabsan cudurka Meningococcal ayaa maanta la iclaamiyey. Qasnaji Tim Chalmers oo aan walaac ka qabin xogta fakatay ee ku saabsan miisaaniyadda iyo cashuuraha.
Share
Source: SBS / sbs news