Madaxda aduunka ayaa ka fakaraya natiijadii doorashada Maraykanka iyo waxa ay uga dhigan tahay dalalkooda. Madaxda Australia kuwii hore iyo kuwa jooga ayaa sidoo kale eeegay xiriirka kala dhexeeya Maraykanka.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

