06:45

Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?
Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen.
06:11

06:11

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026
Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso.
10:18

10:18

Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?
Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.
04:35

04:35

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026
Wararka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 halkan ka dhegeyso.
Barnaamijka Af-Soomaaliga Idaacadda SBS
Warka Soomaaliga
Warka Universal TV ee Satellite-ka, sidii looga baahiyey Soomaaliya (Mogadishu) oo ku baxaya Af-Soomaali, qoraal hoose ma lahaWarka caalamka
Stream NowWarka caalamka
Stream NowNala soo xiriir
Sydney
SBS Audio Sydney
Locked Bag 028
Crows Nest
NSW 1585
Australia
Tel: 1800 500 727
Melbourne
SBS Audio Melbourne
Locked Bag 294
South Melbourne
Vic 3205
Australia
Tel: 1800 500 727
SBS Codes of Practice
The SBS Code of Practice (Code) sets out the principles and policies SBS uses to guide its content to ensure that SBS maintains the highest standards of editorial independence and integrity. It details SBS’s obligations regarding matters such as accuracy for factual content, impartiality and balance in our news and current affairs, scheduling of content, advertising and complaints handling.


























