Waraysi: Jama Hassan oo ka warramay shixnad qalab caafimaad ah oo loo diray Dilchora Hospital - Dire Dawa
Photo provided by talent, Jama Hassan, showing container containing health and medical equipment donated to a hospital in Dire Dawa, Ethiopia
Agaasimaha iskaashiga caalamiga ee hay'adda Rotary Club Footscray, Jama Hassan, ayaa ka warramay container laga buuxiyey agabka caafimaadka oo ay Rotary Club Footscray ugu deeqday cisbitaalka Dilchora ee magaalada Dire Dawa - Ethiopia.
Share



